Wararkii u Dambeeyay Xildhibaan la afduubtay iyo Al Shabaab oo lagu tuhmayo

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in kooxo hubeesan oo la tuhmayo in ay katirsan yihiin Al Shabaab gaari kala degeen Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka maamulka Hirshabelle. Sida aan wararka ku helnay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad oo gaari kasoo raacay magaalada Jowhar kuna soo jeeday dhanka magaalada Muqdisho ayaa lagala degay … Continue reading Wararkii u Dambeeyay Xildhibaan la afduubtay iyo Al Shabaab oo lagu tuhmayo